Dalaka hadda haysta koobkaan qaramada afrika oo dalka maser ayaa ah kooxda ugu badan eek u guuleeysatay horyaalkan oo ay ayadu qaaday 5 mar, wadanka Ghana ayaa xiga oo isagu qaaday 4 mar iyo wadanka Kameroon oo isagana qaaday 4 mar, halka ay Nigeria, DR Gongo midkiiba laba mar ku guuleeystay koobkaan, sidoo kale ayaa Algeria, Ivorycost,Ethopia, Marrocco, Congo Brazzaville, south Afrika, Sudan iyo Tunisia oo ayagu midkiiba mar ku guuleeystay koobkaas.
Read more...