Untitled Document
Untitled Document
Enter keywords
Announcement
Activities
Fixtures
Members
Join us
Player Profiles
Events
Gallery
Contact us
Enter your email

Part time Job

We need someone with experience of managing websites. You must have good knowledge of currenweb design. To apply please click here

BT Community Connections Local Network Fund Barclays free kicks

award4all

 

Ilamos profile
Ilamos Youth Action (IYA) is a voluntary organisation based in north London and provides sporting activities to all young people, regardless of their faith, race or culture. Our aim is to promote social interaction among young people, develop their social awareness and life skills as well as improving their health conditions.

ILAMOS IYO HORSEED OO ISKU GARAB DHACAY GALABTA.

Sun, 18. May 08 - 17:56 Viewed ( 1301 ) times


waxaa weli si habsami leh uga socdo garoonka weyn ee stonebrige cayaaraha
ay qabtaan north west soomali cup,waxaa maanta ay taariikhdu tahay
18/5/2008 saacaduna ay aheyd 3pm  fooda is daray labada koox ee
 
kala ah ilamos fc iyo horseed,waxay horseed horay uaga soo badisay
kooxda ku ciyaareysay magaca w12 fc ayadoo uga badisay 6-1,
ayna aheyd ciyaarteeda labad,waxay ciyaarta ku bilaabatay jawi aad
 
u sareeyo weerar iyo weerar celin ah,waxaa goolkii koowaad la hormartay
kooxda horseed,ciyaartii waxay noqotay 1-0,sidaas laguma kala tagin
 
daqiiqadii 20 ayaa gool qurux badan oo si heer sare ah loo soo qaabeyay
u dhaliya kooxda ilamos.fc laacib QAALID,cayaartii waxay noqotay 1-1.    
hadaba labada koox waxay bilaabeen weerar waxaa u suura
 
gashay kooxda horseed in ay dhaliyaan goolkii labaad waxaa u dhaliyay
ciyaaryahanka u sitay lumbar 10 orteega,qeybtii labadaa waxaa lagu kala
nastay 2-1 ay leeyihiin kooxda horseed,markii leysku soo noqday oo ay
koox waliba la soo tashatay macalimiintooda,ayaa waxaa daqiiqadii 70
 
gool heer sare ha u dhaliyay kooxda ilamos laacibkooda weyn ee JACEELOW,
cayaartii waxay noqotay 2-2,ka dib koox waliba waxay iska lumisay fursado
gool lagu dhalin karo laakin uma suura galin,ciyaartii waxay ku soo idlaatay
waqtigii loogu tala galay 2-2 barbadhac,oo ay isala dhaafi waayeen
labada koox.
 
ciyaartii kale waxaa badiyay kooxdii ku ciyaareysa magaca hill-top fc 2-1.
garuub (B) waxay u kala horeeyaan sida tan
 

 

Ciyaar

G/dhaliyeen

G/L/ dhaliyay

Dhibic

Horseed

2

8

3

4

Hil-top

1

2

1

3

ilamos

1

2

2

1

W12

2

2

8

0

wixii aqbaar ah ee ku saabsan north west soomali cup kala soco

www.ilamos.com


Click here for large view, please allow your popup

Untitled Document
Kubadda.com
Ceelbuurnet.com
Cayaaraha.com
Somsports.com
Thefa.com
Premierleague.com
uefa.com
FIBA Africa
Italian Football
Spanish Football
German Football
BBC Sport
NBA
Eurobasket
<<     September 2010     >>
Sun
Mon
Tue
Wed
Thu
Fri
Sat
   
1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12
13
14
15
16
17
18
19
20
21
22
23
24
25
26
27
28
29
30
  
 0 events 

Ilamos.com © 2007 Privacy Policy Terms Of Use