Untitled Document
Untitled Document
Enter keywords
Announcement
Activities
Fixtures
Members
Join us
Player Profiles
Events
Gallery
Contact us
Enter your email

Part time Job

We need someone with experience of managing websites. You must have good knowledge of currenweb design. To apply please click here

BT Community Connections Local Network Fund Barclays free kicks

award4all

 

Ilamos profile
Ilamos Youth Action (IYA) is a voluntary organisation based in north London and provides sporting activities to all young people, regardless of their faith, race or culture. Our aim is to promote social interaction among young people, develop their social awareness and life skills as well as improving their health conditions.

XAFLAD SOO DHAWEYN AH OO LOO SAMEEYAY ING:AHMED KIRISH

Sun, 18. May 08 - 17:20 Viewed ( 1458 ) times


xalay oo ay taariikhdu aheyd 17.may.2008 ayaa waxaa xaflad soo dhaweyn ah loo sameeyay gudoomiyaha naadiga ilamos fc ing.ahmed kirish,ayaa waxay ka dhacday maqaayada weyn ee al-uruba,waqooyiga magaaladan london,isagoo si kadis ah ku yimid

magaaladan london,xafladii markey bilaatay ay waxaa warka furay tababaraha kooxda macalin ahmed bile oo uga warbixiyay waxyaabihii kooxda qabatay inta uu dalka ka maqnaa,cayaarihii ay ka qeyb gashay 2008 iyo wax u harsan sanadkaan 2008,ka dib waxaa

isagana warka qaatay tababaraha labaad ee kooxda macalin sakariye oo sheegay siday isku diyaarisay kooxda 2008 iyo 2009 haddii ala yiraahdo,ayna ka qeyb galeyso tartano soo food leh hadii ala yiraahdo,waxaa xaflada ka soo qeyb galay ciyaartooyda kooxda oo uu ugu horeeyo kabtan MAXAMUD,kabtan xigeen NA'IF,ciyaaryahanada kala ah ABUKAR iyo CAWIL,ayagoo dhamaantood u mahadnaqay ahmed kirish ayna sheegen in uu yahay shaqsi

mar waliba garabtaagan kooxda ilamos fc,uuna hada u keenay qalab isboorti,waxaa kaloo xadlada ka soo qeyb galay caaqilka kooxda ilamos mudane CALI oo isagana sidaa iyo si ka daran ka warbixiyay ing ahmed kirish ogna wax badan oo uu qabtay ahmed kirish uuna ala uga baryay in ajir iyo ixsaan ka siiyo waxa uu u qabtay kooxda ilamos fc uuna kula

dardaarmay dadka soomaliyeed in ay noqdaan sida ing ahmed kirish, ayna wax u qabtaan dhalinyarada soomaliyeed,waxaa xaflada ka qeyb galay tababaraha cusub ee under 8 and 12,QAALID (BBC),oo sheegay sida uu u tababaro kooxdiisa iyo wax uu ka damacsan yahay mustaqbalka,waxaa gabagadii warka qaatay ing ahmed kirish uuna sheegay sida uu la dhacsan yahay waxqabadka kooxda inta uu dalkaan ka maqnaa,uuna kula dardaarmay

kooxda in aysii laba jibaraan howsha adag ee soo food leh,sida tartanka north west cup iyo safarka ay ku tagayaan sweden isagoo u sheegay in uu sanadkaan tagayo sweden hadii ala yiraahdo,xafladaas aqyaartii ka soo qeyb gashay waxaa ka mid ahaa laacibka weyn ee kooxdii batroolka iyo qaranka soomaliyeed mudane DEYSANE,iyo aqyaarta kala ah yasiin jey iyo shaadhe,xafladii waxay kusoo gabagabowday jawi heer sare ah.

ILAMOS.COM


Click here for large view, please allow your popup

Untitled Document
Kubadda.com
Ceelbuurnet.com
Cayaaraha.com
Somsports.com
Thefa.com
Premierleague.com
uefa.com
FIBA Africa
Italian Football
Spanish Football
German Football
BBC Sport
NBA
Eurobasket
<<     September 2010     >>
Sun
Mon
Tue
Wed
Thu
Fri
Sat
   
1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12
13
14
15
16
17
18
19
20
21
22
23
24
25
26
27
28
29
30
  
 0 events 

Ilamos.com © 2007 Privacy Policy Terms Of Use