Untitled Document
Untitled Document
Enter keywords
Announcement
Activities
Fixtures
Members
Join us
Player Profiles
Events
Gallery
Contact us
Enter your email

Part time Job

We need someone with experience of managing websites. You must have good knowledge of currenweb design. To apply please click here

BT Community Connections Local Network Fund Barclays free kicks

award4all

 

Ilamos profile
Ilamos Youth Action (IYA) is a voluntary organisation based in north London and provides sporting activities to all young people, regardless of their faith, race or culture. Our aim is to promote social interaction among young people, develop their social awareness and life skills as well as improving their health conditions.

XULKA QARANKA SOOMALIYA OO KA QEYB GALAYO CIYAARAHA BARIGA IYO BARTAMAHA AFRIKA.

Sat, 28. Nov 09 - 10:05 Viewed ( 272 ) times


cayaartoyda xulka qaranka soomaaliya oo mudooyinkanba diyaar garow ku jiray ayaa u amba baxay magaalada nayroobi ee dalka kenya,halkaas oo ay kaga qeyb galayaan tartanka qaramada dalalka bariga iyo bartamaha afrika,

 

 

Ka hor bixitaankooda ayaa munaasabad sagootin ah cayaartoyda qaranka loogu qabtay dugsiga sare ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed,halkaas oo ay masuuliyiin fara badan khudbado ka jeediyeen.


 

Guddoomiye ku xigeenka xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cali Saciid Guuleed oo munaabadii sagootinta ka hadlay ayaa sheegay in cayaartoydu ay tan iyo 1-dii October tababar soo wadeen waxaana uu kula dar daarmay in ay muujiyaan karti iyo cayaar wanaag.


 

“Dadka aad u tageysaan waxaa tihiin isku mid oo 9 bilood ayaad ku wda dhalateen , waxba idinma dheera marka laga reebo in ay heystaan nabad iyo dowlado nag, laakin ku dadaala in aad wax weyn soo hosyaan sababtoo ah shacabka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba adinka ayay idin sii eegayaan”ayuu guddoomiye ku xigeenku u sheegay cayaartoyda qaranka.

 

Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta Siciid Maxamuud Nuur Mugaabe oo isna goobta ka hadlay ayaa ugu horeyn u mahad celiyay taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed General cabdi Qeybdiid, guddoomiyha naadiga heegan Col cali cabdi Maxamed Shiine iyo dhamaan howl wadeenada dugsiga sare ee booliska oo uu sheegay in ay xulka qaranka si weyn ula shaqeeyeen mudadii ay tababarka qaadanayeen.


 

Guddoomiyaha ayaa sheegay in marka la eego kala horeynta dalalka xubnaha kaah FIFA ay soomaaliya ka horeyso ku dhawaad 50 dal oo dowlado ay ka jiraan dhismena uu ka socday 20-kii sano ee Soomaaliya ay bur burka ku jirtay.

 

“Dadku waxaa ay nagu eedeeyaan in aanan koob keenin marka ana tartamada ka qeyb galno, bal is weydiiya ma jirtaa mar ay Soomaaliya soo qaday koobka CECAFA xitaa markii ay dowladdu jirtay”ayuu guddoomiyuhu yiri intii ay socotay khudbadiisa, waxaana uu amaan ujeediyay dhalinyarada xulka qaranka oo uu sheegay in ay karti iyo dhabar adeyg muujiyeen.

 

“Waxaa uu guddoomiyuhu xulka qaranbka u rajeeyay guul, isagoona sheegay in inkastoo dalku dhibaato adag ku jiro hadana xiriirka soomaaliyeed ee kubada cagtu uu san seexan ee taa badalkeeda uu qabtay wax ka badan intii lagu qaban karya dal fowdo ka jirto sida Soomaaliya oo kale.


 

Ugu dambeyntii guddoomiyaha wafdiga Abuuakr Islow oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in uu kalsooni buuxda ku qabo cayaartoda oo tan iyo 1-dii October soo waday tababr joogto ah oo galabiyo subax ah.


 


Click here for large view, please allow your popup

Untitled Document
Kubadda.com
Ceelbuurnet.com
Cayaaraha.com
Somsports.com
Thefa.com
Premierleague.com
uefa.com
FIBA Africa
Italian Football
Spanish Football
German Football
BBC Sport
NBA
Eurobasket
<<     September 2010     >>
Sun
Mon
Tue
Wed
Thu
Fri
Sat
   
1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12
13
14
15
16
17
18
19
20
21
22
23
24
25
26
27
28
29
30
  
 0 events 

Ilamos.com © 2007 Privacy Policy Terms Of Use